Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Dhuusomareeb iyo cabsi soo korortay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ay wadaan ciidanka Ahlu Sunna. Sida aan wararka ku helnay qaar kamid ah ciidamadii Ahlu Sunna ee la qarameeyay ayaa kasoo baxay xeryihii la geeyay, waxa ayna ciidankan oo ku hubeesan gaadiid dagaal iyo hub … Continue reading Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Dhuusomareeb iyo cabsi soo korortay